Trainings and workshops.

we provide excellent trainings and workshops.

Let our experience be your guide.

Fellowship course

for recent law graduates in Mogadishu -Somalia

xafiiska latalinta sharci iyo dhexdhexaadinta ee garqaad, ayaa 27 bisha June 2022 qabtay tabobar ay soo abaabushay SOMALI WOMAN DEVELOPMENT CENTER(SWDC); tabobarkaan ayaa cinwaankiisu ahaa “Fellowship course for recent law graduates in Mogadishu -Somalia” 

Agaasimaha xafiiska latalinta sharci iyo dhexdhexaadinta ee garqaad mr. Ali Ahmed, ayaa ka qaybgalay shirka maalgashiga soomaaliya iyo suudaan, shirkaan ayaa muqdisho ka socday 19 ilaa 20 bisha march 2023, shirkaan ayaa looga hadlayay isdhaxgalka iyo maalgashiga ganacsatada somaaliya iyo suudaan, shirka intii uu socday agaasimaha xafiiska latalinta iyo dhexdhexaadinta ee garqaad mr. Ali Ahmed ayaa talooyin sharci siiyay ganacsatada labada dhinac iyo madaxdii kasoo qayb gashay shirka.

Tawabar Shaqaale

IDMAN COMMUNITY BANK

Gumoomiye ku xigeenka iyo agaasimaha xafiiska latalinta sharci iyo dhexdhexaadinta ee garqaad, ayaa 23 ilaa 24 bisha April 2022 tabobar ku cinwaankiisu ahaa u hogaansanida qawaaaniinta bangiga dhaxe iyo dhamaan shuruucda kale ee dalka u qabtay hawlwadeenada iyo shaqaalaha IDMAN COMMUNITY BANK, tabobarkaan ayaa lagu qabtay xaruunta dhaxe ee IDMAN COMMUNITY BANK.

Shir

dhaqaalaha soomaaliya

xafiiska latalinta sharci iyo dhexdhexaadinta ee garqaad, ayaa ka qaybgalay shirka dhaqaalaha soomaaliya, shirkaan ayaa muqdisho ka socday 30 may ilaa 1 jun 2023, shirkaan ayaa looga hadlayay isdhaxgalka iyo maalgashiga ganacsatada somaaliya iyo Italy, shirka intii uu socday  xafiiska latalinta iyo dhexdhexaadinta ee garqaad, ayaa talooyin sharci siiyay ganacsatada labada dhinac iyo madaxdii kasoo qayb gashay shirka.

Garqaad

Get in touch